AdUnit Name: [Header ]
Enabled: [No],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[300,250],[970,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
AdUnit Name: [ForumThreadViewRightGutter ]
Enabled: [Yes],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[300,250],[300,600]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumThreadViewRightGutter],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
JavaScript is disabled. For a better experience, please enable JavaScript in your browser before proceeding.
You are using an out of date browser. It may not display this or other websites correctly.
You should upgrade or use an
alternative browser .
AdUnit Name: [AboveMainContent ]
Enabled: [Yes],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[970,250],[300,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
Interviewga ma maray misi wili waaye wll haduu maray siduu aha ma wareysatay
. Wu maray interviewga bro wxu dhahay 25 min cml aa qolka interviewga kujiray muhimada wuxu dhahay waa inad maskaxda kuheysid wax walba ad qoratay sualaha kale waa sualo iska cadi o ad si maskax le ugu jababeysid

Masha allah bro
Ma looshegay inu basay waqtiga asaga eh misi jawab aya loso diraaya
Teeda kale sxb cafimadka marka ayada moya looshegaya misi ayadana markale aya loso jawabaya

Sxp mesha aso jogay aa lo shegay inuu basay wax lasugayo ma ahan

Kampala interviewga iyo cafimadka waa halmar melaha kale sidas ey ugu duwan tahay

Waaw oo hada caafimadka iyo interview ga halmar lee mari masha allah that is great bro
Sxp mesha aso jogay aa lo shegay inuu basay wax lasugayo ma ahan
Ma wax tarjuma aya joogo oo kuu tarjumaayo misi waa kaliga interview ga
Raali ahow suaala ayan kugu wareriyay

Sxpow qasab waye qof ku turjumayo wojaga
Raali ahow suaala ayan kugu wareriyay
Dhib malahan walalka wan daremi Kara ani xita sualaha qofban ka wareystay marka waa muhim information ad taqanid inad la wadagto dadka kula midka ah wayo muhim ey utahay

Thank you brother insha alah canada noo balan eh iyo janada

InshaAllah wll
Waa mahadsan tahay sxb xog muhim ah waaye
Interview ga ma online baa mise waa toos ayaa loo aadayaa ?
AdUnit Name: [BelowMainContent ]
Enabled: [No],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[300,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
AdUnit Name: [Footer ]