AdUnit Name: [Header ]
Enabled: [No],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[300,250],[970,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
AdUnit Name: [ForumThreadViewRightGutter ]
Enabled: [Yes],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[300,250],[300,600]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumThreadViewRightGutter],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
JavaScript is disabled. For a better experience, please enable JavaScript in your browser before proceeding.
You are using an out of date browser. It may not display this or other websites correctly.
You should upgrade or use an
alternative browser .
AdUnit Name: [AboveMainContent ]
Enabled: [Yes],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[970,250],[300,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
Group keena ila hada wax loo yero waa la laayahay
Asxaabta xagan mid idinka mid ah hadii loo woco ama qof aa taqano G5 ah hadi lo woco ha iso sheego please di aan kampala u imaado
Wa mahadsantihin
Dad bdn ayaa loo wacay Kampala sxb anaa kuu xaqiijin karo 2019 dadkii ahaa badankood waala wacay

Masha allah lakin group keena ila hada wax loo wacay lama haayo lakin bilaha soo socda waaxan rajeyna dad naga mid in loo wici doona insha allah lakin farxad darteed yan loo.duuman ee haa lisla sosocodsiiyo
Can u guys continue ur chat in english so that other can benefit from it too.
Dad bdn ayaa loo wacay Kampala sxb anaa kuu xaqiijin karo 2019 dadkii ahaa badankood waala wacay
Dadka lo wacay medical iyo interview midka lagu wacay maso xaqijin karta walaal?

Inta aan arkay dhamaantood Interview ayaa u soo hormaray wll

Masha allah arimaha way socdaan koley kheyr ayay ku damaan noso sheeg intervew ga marka ay galan bal an xog wareysanne
Aqyarta dadka kampala kaxareste G5 ka oo approval helay mesha VISA OFFICE mxaa idinku qoran aniga Dar es salaam aa igu qoran
Dhamaanteen waa DAR ES SALAM
Waayo canada kuma lahan embassy kampala
Asc aqyaarta maxa soo korday malmahan mala aamusay misi coronihi soo laba kacley aya arimihi xayiray

Wcs wll yar An garanayo aa manta interview balansan kampala marka arinta weysocota InshaAllah qofwalba waqtigisa waye marka wan iska sugeyna

Goorma ayuu approved ka heley?

Masha allah bal nalaso socodsii insha allah wixi mesha kaso korda
Goorma ayuu approved ka heley?
Approval wuxu helay may 2019
Approval wuxu helay may 2019
Interviewga ma maray misi wili waaye wll haduu maray siduu aha ma wareysatay
AdUnit Name: [BelowMainContent ]
Enabled: [No],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[300,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
AdUnit Name: [Footer ]