AdUnit Name: [Header]
Enabled: [No],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[300,250],[970,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
AdUnit Name: [ForumThreadViewRightGutter]
Enabled: [Yes],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[300,250],[300,600]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumThreadViewRightGutter],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
You are using an out of date browser. It may not display this or other websites correctly.
You should upgrade or use an
alternative browser.
AdUnit Name: [AboveMainContent]
Enabled: [Yes],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[970,250],[300,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
Dadka interview ga laagu yeeraya G num ka halkeebuu marayaa yaa war kahaya teeda kale dadkii 2019 ka ahaamadhamaden mise wali waa sodaan
Walal Gnumber kuma xirna dadku ee waxay ku xiranyihiin waqtigay xereeyeen iyo sidoo kale waqtigay Approvalka heleen.
Dadka interview ga laagu yeeraya G num ka halkeebuu marayaa yaa war kahaya teeda kale dadkii 2019 ka ahaamadhamaden mise wali waa sodaan
Waxaa jira G29 iyo G26 iyo G27 iyo G25 oodhamaantoodaba Interview maray, marka waa sidas walal.
Dadka interview ga laagu yeeraya G num ka halkeebuu marayaa yaa war kahaya teeda kale dadkii 2019 ka ahaamadhamaden mise wali waa sodaan
Hada waxaa gabogabo ah dadki 2019, kadibna dadki 2020 ayaa la bilaabayaa dhamadka June Inshallah..
Haaa waan garatay so dadkii 2019 kii xaraystay miyaa hada socda mise kuwii aprovelka helay baa socda walal
Maya anaba aqana dad February 2020 heley o loo wacay
G23 wata dhamntood
Sidoo kale, Group- ayaa jira socialmedia oo G5 ah markaa qofkii raba, feedbacks ayan ka arki doonaa Inshallah... Mahadsanidiin.
Groupka muxu aha wll
Tira koob ayaa jira la dhahay run miyaa ?
Tira koob ayaa jira la dhahay run miyaa ?
Bal warkas nooso hubiya waa muhim plz
Haaa tira koob baa jira bisha dhalanaysa
Wax reer nakivali ah miyaa meesha kujira horta
Date ka noso ogaada fadlan dad wadanka kamaqan aya jiro iyo in masul qof kadigan kartid
Tirikoobkii dib baa loo dhigay lkn waqti lama sheegin , interview gana dadka waa loogu yeeraaa bishàn 3 dedii baan maqly dadkii udanbeyay oo loo yeeray , lkn hada bandow baa lasoo rogay siday noqon mooyaan
Ilahey sikhayr leh hanoogu dhameeyo...

mahadsanid walal wixi update ah saan cml nogu soo socodsiya
Qof walpa meshan ku jira walipa asxabta kampala joogta
AdUnit Name: [BelowMainContent]
Enabled: [No],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[300,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
AdUnit Name: [Footer]
Enabled: [No],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[300,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum