AdUnit Name: [Header ]
Enabled: [No],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[300,250],[970,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
AdUnit Name: [ForumThreadViewRightGutter ]
Enabled: [Yes],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[300,250],[300,600]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumThreadViewRightGutter],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
JavaScript is disabled. For a better experience, please enable JavaScript in your browser before proceeding.
You are using an out of date browser. It may not display this or other websites correctly.
You should upgrade or use an
alternative browser .
AdUnit Name: [AboveMainContent ]
Enabled: [Yes],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[970,250],[300,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
Bro I got you, lkn how comes inaa adoo December 19 sponsors approval helay in case number kaaga G00028 ahaado?? Aniga I got the sponsors approval Feb 2020 and my case number starts with G00024

Aniga waxa helay approveka feb 2020 g numbarkayga waa G00024
Hadaa dadka la wacoya wa numbarkee
Wallahi bro I don't know.Does case number have to do with how fast your application will be processed? Gorma ayad umalyasa inad helidontid approval?
Gorma ayad islethihin ban liwaceyah
Sanadka danbe ayay u badantahy 2022 siday wax usocdan cid walbe oo ka danbeesa G00021

niyahow dadka soo daalay sanadkan rajada laha maxad uniyajibini

Waa marka qiimeeyay siday wax usocdan wayo 2020 lamaba bilaabin
Waxan maqlay in la joojiyay dadki cusba ee loo wacooyay maxaa kajiro ya war hayo

Maxa la joojiyay walal why?!
Reer Kampala dadka magaalada ku sugan wax qeeyr eh sheega bal...April wax maa la rajeeynaayaa mise
Asc asxabey bal soo warama baryahan waa la aamusaye halkee wax marayaan numberada lawacayo G no keebaa lamarayaa bal soo hadla insha Allah
dadki heley approve ka 2020 waala bilaabay
5 qof garanayo loo yeerey G23 ah
Howlaha way socdaan saas ula socda waxay helen January 2020 qaarna February 2020

Sax waaye anna waxan arkay qof February 2020 approval helay oo interview loogu wacay may 4th
AdUnit Name: [BelowMainContent ]
Enabled: [No],
Viewed On: [Desktop],
Dimensions: [[728,90],[300,250]]
CampaignId: [/22646143967/candadavisa/ForumHeaderGeneric],
forumSection: Immigration to Canada, subForumSection: Refugees and Asylum
AdUnit Name: [Footer ]